Haweeney iska furtay ninka Ugu taajirsan Dunida oo Guursatay Macalin Iskuul (Sawirro)

MacKenzie Scott, oo kamid ah haweenka ugu taajirsan Dunida horeyna u kala tageen ninka xiligan caalamka ugu taajirsan ee Jeff Bezos , ayaa guursatay nin macalin ah oo wax ka dhiga iskuul ay dhigtaan caruurteeda. Majalada Forbes ayaa sheegtay in Ms Scott, oo hantideeda lagu qiyaaso $ 53bn, waxa ayna haweenedan noqotay qofka 22-aad ee … Continue reading Haweeney iska furtay ninka Ugu taajirsan Dunida oo Guursatay Macalin Iskuul (Sawirro)